Maxaa looga hadlay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Somalia? (Sawirro)

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda qaran ee naafada Soomaaliyeed, xubin ka bannaanatay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka iyo xubin laga saaray guddiga maamulka hay’adda batroolka Soomaaliyeed. Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno la xiriira amniga guud … Continue reading Maxaa looga hadlay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Somalia? (Sawirro)